Israel oo xirtay dibadbaxayaal ka soo horjeeda talabooyinka xanuunka safmarka

Sarakiisha booliska Israeli ayaa xiray 12 qof ,waxayna u adeegsadeen babaurta biyaha seyra si ay u kala eryaan dibad baxayaal ka soo horjeeda talabooyinka lagu xakameenayo cudurka coronavirus.
Kumanaan shacabka dalkasi ayaa ka dibadbaxaya shaqo la’aan, musuqmasuq iyo sida uu maamulayo xanuunka safmarka Ra’isul Wasaaraha dalkaasi Benjamin Netanyahu.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here