Jaaliyada Soomaalida Norway iyo gudiga dhismaha dekeda Garacad oo kulmay

Guddiga dhismaha dekadda Magaalo Xeebeeda Garacad ee gobolka Mudug ayaa waxay kulan la qaateen jaalliyadda Soomaaliyeed ee dalka Norwey.
Kulankaas ayaa ku saabsanaa sidii Soomaalida Qurba joogta ah ay kaga qayb qaadan lahayd dhismaha Dekeda Magalada Garacad waxayna gudigu sheegeen in howlaha dhismaha dekeda Garacad oo hada meel wanaagsan Marayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here