DHAGEYSO:Jabhad looga dhawaaqay gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn

Jabhad Hubeysan ayaa looga Dhawaaqay Magaalada Buuhoodle ee Xarunta gobolka Cayn kuwaasoo sheegay inay ka shaqaynayaan danaha dadka dagan gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn sidoo kalena aysan ogolaanayn inay cidna ku xadgudubto dadka deegaanadaasi ku nool danahooda.
Hogaamiyaha jabhada oo la magic baxday SSC oo loo soogaabiyey gobolada (SOOL, SANAAG IYO CEYN) Maxamed Axmed Cali ayaa ugu horeyn waxa uu kahadalay ujeedka loo aas’aasay jabhadaan.
Sidoo kale waxa uu shacabka ugu baaqay inay la shaqeeyaan Ciidamada uu hogaaminayo maadaama ay danahooda ka sahqaynayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here