Jabuuti oo ka hadashay qodobada ay ku heshiiseen Soomaaliya iyo Soomaaliland.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Jamhuuriyada Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf Ayaa Aqriyey Waxyaabihii ka soo baxay shirkii Dowladda Federalka Soomaaliya iyo Soomaaliland uga socday dalka Jabuuti afartii Cishe ee la soo dhaafay.
Maxamuud Cali Maxamed Wasiirka arimaha dibada dalka Jabuuti ayaa Hoosta ka xariiqay inay Jabuuti tahay walalka Soomaaliya iyo Soomaaliland ayna ka go’an tahay xal u helida caqabada labada dhinac haysata 30ka sano.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here