Japan oo yeelatay ra’iisul wasaare cusub

Yoshihide Suga ayaa ku dhawaad siddeed sano kaddib loo doortay ra’iisul wasaaraha dalka Japan .
Waxaa hor yaalla caqabado dhowr ah oo ay ka mid tahay la tacaalidda cudurka COVID19.
Sido kale waxaa laga doonaya inuu dib u soo noleeyo dhaqaalaha Japan oo ay saameyn weyn ka soo gaartay fayraska corona.
Mr. Suga ayaa ahaa xoghayaha sare ee golaha wasiirada ee xukuumadii Shinzo Abe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here