Jarmalka oo laga soo tabiyay kiisas cusub oo coronavirus oo dhan 1,018

Waxaa sare u sii kacday tirada kiisaska caabuqa Coronavirus ee laga xaqiijiyay gudaha dalka Jarmalka.
24-tii saac ee la soo dhaafay tirada waxaa ku kordhay 1,018 kiis waxayna hadda tahay 155,193.
Macluumaadka machadka dabagalka ku sameeya cudurrada faafa ee Robert Koch Institute ayaa muujinaya in dhimashada ay ku darsantay 110 oo ayna gaartay 5,750 qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here