Jarmalka oo laga xaqiijiyay 610 oo ah xaaladaha cusub ee coronavirus

Machadka dabagalka ku sameeya cudurada faafo ee RKI ee dalka Jarmalka ayaa diiwaangeliyay kiisas cusub oo COVID19 oo gaaraya 610.
Tirada guud ee xaaladaha fayraska corona ee wadankaas ayaa hadda ah ugu yaraan 242,000 .
Saddex qof oo dheeraad ayaa cudurka u dhimatay waxayna hadda dhimashada guud ee ka dhalatay COVID19 gudaha Jarmalka tahay 9,298 .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here