Dhageeyso: Jubaland oo ka hadashay Dad ku dhintay Xeebaha gobolka Jubada Hoose

Wasiirka Dekadaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland ayaa Faahfaahin wuxuu ka bixiyay Ku dhawaad 10 ruux oo ku geeriyootay dabeylo Xooggan oo ka dhacay xeebaha gobolka Jubbada hoose.
Wasiirku wuxuu sheegay inay sidoo kale doomo badan ku burbureen dabaylahaas dad badana ay ku waxyeeloobeen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here