Jubbaland oo ka hadashay Nabadoon xalay lagu dhaawacay Kismaayo

Maamulka Jubbaland ayaa faahfaahin ka bixiyay kooxo hubeysan oo xalay magaalada Kismaayo ku dhaawacmay mid ka mid ah waxgaradka sidda weyn looga yaqaano degaanada maamulka Jubbaland.
Afhayeenka laamaha amniga Jubbaland ayaa sheegay in ciidanka ammaanka Jubbaland ay waddaan dadaallo lagu doonaayo in gacanta lagu soo dhigo kooxihii ka dambeeyay dhaawaca loo geystay Nabadoonka.
Waxaa uu sheegay in xaaladdiisa Caafimaad ay hadda wanaagsan tahay , islamarkaana uu ku jiro mid ka mid ah Isbitaalada ku yaalla magaalada Kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here