KCSE oo si habsami leh uga socoto Mandera

Ismaamulka Mandera ee gobolka waqooyi bari waxaa si habsami leh uga socdo Imtaxaanka fasalka afaraad ee dugsiga sare ee saaka guud ahaan wadanka ka billowday.
Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa qodobkan dhameystiraya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here