Kenya oo loo doortay musharixiinta Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay

Kenya ayaa loo doortay inay tahay musharaxa Africa ee Golaha Amniga Qaramada Midoobay.
Kenya ayaa codbixin la qaaday ka guulaystay dalka Jabuti.
Kenya ayaa ka mid noqon doonta doorashada la qorsheeyey bisha June ee sanadka xiga kaasi oo loo tartami doono xubnimada Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here