Kenyaanka ku sugan Shiinaha oo walaac muujinaya

Muwaadiniinta Kenyaanka ah ee ku sugan dalka Shiinaha ayaa walaac ka muujinaya cudurka dilaaga ah ee ay dadka badan ku dhinteen dalka Shiinaha.
Kenyaan badan oo jooga Shiinaha ayaa doonaya inay dalkooda ku soo laabtaan si uusan cudurka u saameyn.
Dhinaca kale Dowlada ayaan soo daad gurayn doonin 75- arday oo Kenyan ah,kuwaaso ku sugan magalada Wuhan ee dalka Shiinaha ka dib markii uu halkaasi ka dilaacay caabuqa Corona.
Xoghayaha wasaraada arrimaha Dibada Macharia Kamau ayaa waxa uu sheegay in aradayda ay ku bad qabaan halka ay joogan.
Dowladda dalkani Kenya ayaa ka cabsi qabtaa inuu dalka soo gaaro cudurkaas halista ah.
Horay ayay ahayd markii ay Kenya hakisay duulimaadyadii ay ku tagi jirtay Shiinaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here