Khalifa Haftar oo iska diiday xabad joojin ka soo yeertay dowladda Liibiya

Ciidamada uu hoggaamiyo Khalifa Haftar ayaa ku gacan seyray xabad joojin ay ku dhawaaqday dowladda uu caalamku aqoonsan yahay ee Liibiya.
Afhayeenka ciidamada Haftar ee LNA Axmed Mismari ayaa arrinka ay dowladdu sheegtay ku tilmaamay suuqgayn oo kale.
Waxaa uu xusay inay tahay mid aan daacad laga ahayn oo caalamka la maqashiinaya.
Xilli uu warbaahinta la hadlay ayuu sheegay inay diyaar u yihiin inay iska caabbiyaan cid kasta oo ku soo weerarto agagaarka magaalooyinka Sirte iyo Jufra.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here