Khasaara hor leh oo ka dashay fatahaada Wabiga Shabeelle

Waxaa saacadihii la soo dhaafay xaafadaha Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ku fatahay webiga Shabelle.
Fatahada ayaa saameyn weyn uu ku yeeshay dalagyada Beeraha.
Dadka ku nool Magaalada Beledweyne ayaa waxaa ay sheegeen in dalagyo dhowr ah oo ku yaalla Beeraha Beledweyne, isla markaana uu baabi’iyey,sidoo kale uu Wabiga ku fatahay Xaafado ka tirsan Magaalada Beledweyne.
Duqa Magaalada Beledweyne Nadar Tabaax Maalin ayaa bilaawday dadaalada lagu xakameeynayo fatahaahada Wabiga Shabeelle Magaalada baladweyne meelo kooban oo ay saakay biyaha kasoo baxeen ee hareeraha Wabiga si markale uusan Wabiga u fatahin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here