Kiis ka dhan ah Maraga oo la laalay

Maxakamadda caruurta ee dalka ayaa maanta daaqadda ay ka tuurtay dacwad ay maxakamaddaasi uu soo gudbisay haweeney dooneysay in madaxa cadaaladda ee dalka David maraga uu bixiyo masruufka islamarkasna uu taageero canug ay sheegtay inay isaga uu dhashay .
Garsooraha maxakamadda ayaa sheegay in haweeneydani oo lagu magacaabo Mary Kwamboka aysan si sax uu soo gudbin dacwadeeda
Garsooraha ayaa sida oo kale sheegay in ms Mary Kwamboka ay ku guul dareysatay in ay ka soo hormuuqato maxakamadda ama ay soo dirsato qareen matala .
Qareenka difaacaya madaxa cadaaladda ee dalka oo lagu magacaabo Danstan Omari ayaa xusay in dokumentiyada ay haweeneydani uu soo gudbisay maxakamadda sida shahaaddada dhalashada ay yihin kuwa been abuur ah .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here