Kiisas aad u yar oo Corona Virus oo dalka laga diiwangaliyay

22 xaaladood oo ah Covid-19 ayaa maanta laga diiwaan geliyay dalkani Kenya, kiisaska guud ayaa gaaray 39,449. 376 qof ayaa ka caafimaaday xanuunka halka 4 bukaan ay u geeriyoodeeen.
Tiradan kiisaska ah ee dalka maanta laga diiwangaliyay ayaa noqonaysa tiradii ugu yareyd tan iyo markii xayiraadaha qaar dalka laga qaaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here