Kiisas cusub oo ah COVID-19 oo laga xaqiijiyay Soomaaliya

Wasaaradda caafimaadka ee Dawladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa shaacisay tirada maalin laha ah ee dadka laga helay cudurka COVID-19
Laga Helay: 23
Somaliland: 19
Benadir: 4
Lab: 23
Dhedig: 0
Bogsasho: 39
Dhimasho: 0
Tirada Guud Laga Helay: 2,719
Bogsashada Guud: 724
Dhimashada Guud: 8

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here