Kiisas cusub oo COVID 19 ah oo dalka laga diiwangaliyay

Dr. Rashid Aman xog’hayaha caafimaadka ee dalka u qaabilsa ayaa galabta sheegay in Kenya laga diiwangaliyay 102 xaaladood oo Corona Virus ah ka dib markii baaritaan lagu sameeyay dhecaan dhan 2,668 .
Tani ayaa kiisaska guud ee dalka ka dhigaysa 35,205 .
Waxaana la xaqiijiyay inay ka caafimadeen xanuunkan 80 qof taas oo bogsashada guud ka dhigtay 21, 310.
Kiisaska maanta la diiwangaliyay 93 waa Kenyans halka 9 kalena ay yihiin dad ajaanib ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here