Kiisas hor leh ee COVID 19 oo laga helay Mainland Shiinaha

Mailand Shiinaha ayaa waxaa laga soo tabiyay 101 kiisas cusub oo ah Corona Virus tan iyo 3 bilood bar oo aan halkaas laga diiwangalin fyruskan
Ku dhawaad 16.7 milyan oo dad ah oo ku nool daafaha dunida ayaa laga helay cudurka ‘coronavirus’. Ilaa 9.7 milyan oo bukaan ah ayaa ka soo kabsaday, in kabadan 659,000 ay u dhinteen, sida laga soo xigtay xogta jaamacada Johns Hopkins.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here