Kiisas yar oo Cudurka Corona Virus oo galabta dalka laga diiwangaliyay

Wasaarada caafimaadka ee dalka ayaa galabta xaqiijisay 59 xaaladood oo cusub oo caabuqa Corona Virus ah taasi oo tirade guud ka dhigtay 4,797.
Nairobi, 28
Mombasa, 21
Kilifi, 3
Kiambu, 2
Machakos, 2
Kisii, Bungoma & Uasin Gishu, ayaa laga helay min hal kiis.
Kiisaska Nairobi
Waqooyiga Dagoretti, 7
Kibra, 5
Bariga Embakasi, 4
Waqooyiga Embakasi, 3
Westlands, 3
Galbeedka Embakasi, 2
Bartamaha Embakasi, 2
Roysambu iyo Makadara, 2 kiis midkiiba.
Kiisasaka Mombasa Kisauni, 8 Likoni, 5 Mvita, 3 Nyali, 2 Changamwe, 2
Jomvu 1
Kilifi, 3 kiis Kaloleni,
Waqooyiga Kilifi & Koonfurta Kilifi, min hal kiis.
Kiambu, 2 kiis Kiambaa & Thika.
Machakos, hal kiis Athi River.
Kisii, hal kiis Bobasi,
Bungoma, hal kiis Webuye.
Uasin Gishu, hal kiis Turbo.
Cudurka ayaa waxaa u dhintay 2 qof tirada guud ee dhimashadu waa 125.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here