Kiisaska corona ee khaliijka oo dhaafay 200 oo kun

Tirada xaaladaha caabuqa corona ee laga soo tabiyay wadamada khaliijka ayaa ka batay 200,000.
Waxaa xaaladahan laga diiwaangeliyay wadamada Qatar, Kuwait, Sacuudi Carabiya , imaaraadka, Baxrayn iyo Cummaan.
Sido kale Sacuudiga iyo isku tagga imaaraadka carabta ayaa billaabay inay qafiifiyaan xayiraado horay loogu dhawaaqay si uu dib ugu soo kabto dhaqaalaha hoos u dhaca ku yimid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here