Kiisaska Corona Virus dalka oo sii yaraanaya

Waxaa dalkani Kenya maanta laga diwiangaliyay kisias dhan 179 kuwaas oo ah COVID19 kadib markii baaritaan caafimaad lagu sameeyay dad gaaraya 4,178.
Tan ayaa tirade xaaladaha guud ee dalka ka dhigaysa 34,884 .
415 ruux ayaana wasaaradda caafimaadka dalka xaqiijisay inay ka caafimaadeen xanuunkan taas oo bogsashada guud ka dhigaysa 21,059.
Sido kale 4 qof ooh or leh ayuu Corona Virus Kenya maanta noloshoodu galaaftay dhimashada guud waxay maraysa 589
Tan iyo bishii Maarso ee sanadkan waxaa Kenya Corona Virus laga baaray dad dhan 467,677 .
Garissa ayaa ka mid ah ismamaulada laga diwangaliyay kiisaska Manta waxaana Garissa laga xaqiijiyay 21 xaaladood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here