Kiisaska Corona Virus ee Africa oo sii korartay

Qaaradda Africa ayaa kiisaska xanuunka COVID-19 sare ayay u sii kacday waxaa ayna gaartay 751,000 iyadoona ay u geeriyoodeen , 15,721 waxaana qaarada Africa caabuqan ka bogsatay 407,461
In ka badan 14.9 million oo qof ayuu soo ritay xanuunkan guud ahaan caalamka waxaa ka bogsaday 8.5 million oo qof.
Caalamka waxaa xanuunkan u geeriyooday 616,000 sida laga soo xigtay jaamacadda Johns Hopkins oo uruurisa xogta COVID-19.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here