Kiisaska Corona Virus ee dalka oo gaartay 40 kun

Wasaaradda caafimaadka ee dalka ayaa maanta diiwangalisay 271 xaaladood oo Corona Virus ah taas oo tirade guud ka dhigtay 40,178
Kiisaskan cusub ayaa la helay ka dib markii baaritaan lagu sameeyay dad gaaraya 5,034 .
51 qof ooh or leh ayaa xanuunkan ka caafimaaday taas oo bogsashada guud ka dhigtay 31,710.
Waxaana u geeriyooday 3 qof taas oo dhimashada guud ka dhigaysa 751.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here