Kiisaska Corona Virus Kenya oo gaartay in ka badan 20 kun

Tirada kiisaska coronavirus-ka ee Kenya ayaa kor u dhaaftay 20,000 Jimciha,manata ka dib markii la diiwangaliyay xaalado dhan 723 .
Kiisaskan ayaa la helay ka dib markii baaritaan lagu sameeyay dheecaan dhan 8,679 .
Wasiirka caafimaadka ee dalka Mutahi Kagwe ayaa sheegay in guud ahaan Kenya uu xanuunkan soo ritay dad gaaraya 20,636 .
Dhimashada ayaa sido kale kor u kacday taas oo gaartay 341 iyadoona maanta la xaqiijiyay dhimasho dhan 16 ruux.
Waxaana saacadihii la soo dhaafay ka cafimaaday cudurkan 44 qof taas oo tirade bogsashada guud ka dhigaysa 8,165.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here