Kiisaska coronavirus ee caalamka oo kor u dhaafay 10 milyan

Xaaladaha fayraska corona ee laga diiwaangeliyay guud ahaan caalamka ayaa ka sare maray 10 milyan.
Waxay tani ku soo aadaysa iyadoo kiisaska kordhay awgeed , wadamada qaar ay billaabeen inay dib u soo celiyaan xayiraado horay loo fududeeyay.
In ka badan 497,000 qof ayaa ilaa iyo hadda u dhimatay cudurka COVID19.
Waxaa cudurka ka bogsaday ku dhawaad 5 milyan sida laga soo xigtay jaamacadda Johns Hopkins oo si dhow ula socoto xaaladaha sii kordhaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here