Kiisaska coronavirus ee caalamka oo sii kordhay

Ilaa iyo hadda ku dhawaad 5.5 milyan oo qof ayuu guud ahaan caalamka ku haleelay caabuqa corona.
Sida laga soo xigtay jaamacadda Johns Hopkins University oo si dhow ula socoto xaaladaha soo kordhaya in ka badan 346,000 qof ayaa u dhintay cudurka.
Waxaa dhanka kale ka bogsaday ugu yaraan 2.2 milyan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here