Kiisaska Coronavirus ee dalka oo kordhay

Wasaaradda caafimaadka ayaa shaacisay in la xaqiijiyay 8 kiis oo dheeraad ah oo la xiriira caabuqa coronavirus.
Waxay tani tirada oo horay ahayd 355 ka dhigaysaa 363.
Ilaa iyo hadda waxa cudurka covid-19 gudaha dalka kaga bogsaday 114 qof.
Sideedda qof oo dhawaan cudurka uu haleelay ayaa isugu jiro 4 ku sugan Nairobi iyo 4 kale oo ku nool Mombasa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here