Kiisaska coronavirus ee India oo kor u dhaafay 50,000

Dowladda dalka India ayaa tirada kiisaska caabuqa coronavirus ee ilaa iyo hadda gudaha wadankaas laga xaqiijiyay ku sheegtay 52,952.
Sido kale wasaaradda ayaa xustay in dhimashadu ay tahay 1783.
24-tii saacadood ee la soo dhaafay kiisaska la diiwaan geliyay waxaa ku kordhay 3,561.
Waxaa dhanka kale la soo tabiyay dhimasho hor leh oo dhan 89.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here