Kiisaska coronavirus ee Japan oo kordhay

Waxaa sare u sii kacay tirada kiisaska la xiriira caabuqa Coronavirus ee ilaa iyo hadda laga diiwaangeliyay wadanka Japan.
Tirada ayaa ilaa iyo hadda gaartay 1,484 qof.
Waxaa sidatan baahisay warbaahinta dowladda dalkaas ee NHK .
Ilaa iyo hadda waxaa gudaha Japan caabuqa Corona ugu dhintay 29 qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here