Kiisaska Coronavirus ee Jarmalka oo sare u sii kacay

Xaaladaha caabuqa coronavirus ee laga diiwaangeliyay gudaha dalka Jarmalka ayaa waxaa ku kordhay 555 waxayna hadda yihiin 185,416.
Sida laga soo xigtay machadka dabagalka ku sameeya cudurada faafa ee (RKI) waxaa sido kale sare u kacday dhimashada.
24-kii saacadood ee ugu dambeeyay gudaha Jarmalka waxaa cudurka Covid-19 ugu dhintay 26 qof tani oo dhimashada guud ka dhigaysa 8,755.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here