Kiisaska Coronavirus ee Jarmalka oo sii kordhay

Dalka Jarmalka ayaa laga xaqiijiyay kiisas dheeraad oo ah coronavirus kuwaasoo gaaraya 798.
Tani ayaa tirada guud ee xaaladaha caabuqa ee ilaa iyo hadda laga diiwaangeliyay wadankaas ka dhigaysa 171,306 sida laga soo xigtay machadka dabagalka ku sameeya cudurrada faafa ee RKI
Sido kale dhimashada waxaa ku kordhay 101 waxaana ilaa iyo hadda gudaha Jarmalka cudurka covid-19 ugu dhintay 7,634 qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here