Kiisaska Coronavirus ee Jarmalka oo sii kordhay

Machadka dabagalka ku sameeya cudurada faafa ee RKI ayaa shaaca ka qaaday in 318 xaaladood oo cusub ay ku kordheen kiisaska la xiriira caabuqa corona ee Jarmalka.
Tani ayaa tirada guud ee xaaladaha fayraska ee ilaa iyo hadda gudaha wadankaas laga diiwaangeliyay ka dhigaysa 184,861.
Sido kale waxaa sare u sii kacday dhimashada ka dhalatay cudurka Covid-19 waxayna hadda tahay 8,729.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here