Kiisaska coronavirus ee Koonfur Afrika oo ka batay 100 kun

Xaaladaha fayraska corona ee laga xaqiijiyay dalka Koonfur Afrika ayaa ka sare maray 100,000.
Waxay tani ku soo aadaysa iyadoo dowladda wadankaas ay xayiraadaha qafiifinayso maadaama uu jiro culeys dhaqaale.
Guud ahaan caalamka waxaa uu fayraska corona haleelay in ka badan 9 milyan oo qof.
Ugu yaraan 4.5 milyan ayaa bogsaday halka ugu yaraan 472,000 kalena ay cudurka Covid-19 ka caafimaadeen sida laga soo xigtay jaamacadda Johns Hopkins University.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here