Kiisaska coronavirus ee Masar oo kor u dhaafay 100,000

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Masar ayaa sheegtay in xaaladaha caabuqa corona ee halkaas laga diiwaangeliyay ay ka bateen 100,000 halka dhimashadu ay gaartay 5,541.
Wadankaas waxaa ku nool in ka badan 100 milyan oo qof.
Intii u dhexeysay bilihii saddexaad ilaa iyo lixaad ee sannadkan waxaa Masar ka jiray Bandow xilliga habeenkii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here