Kiisaska Coronavirus ee Ruushka oo kor u dhaafay 80,000

Dalka Ruushka ayaa laga diiwaangeliyay kiisas cusub oo ah kuwa caabuqa Coronavirus oo dhan 6,361 .
Tani ayaa tirada ilaa iyo hadda la diiwaangeliyay ka dhigaysa 80,949.
66 qof oo dheeraad ayaa u dhintay cudurka Covid-19 tani oo tirade dhimashada ee wadankaas ka dhigaysa 747 qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here