Kiisaska coronavirus ee Ruushka oo kor u dhaafay 900,000

Tirada guud ee xaaladaha caabuqa corona ee Ruushka ayaa ka batay 907,000 kaddib markii la diiwaangeliyay 5,057 oo dheeraad ah.
Kiisaska ayaa hadda ah 907,758 waana midda afaraad ee ugu badan caalamka marka laga soo tago wadamada Maraykanka, Brazil iyo India.
24-kii saacadood ee ugu dambeeyay waxaa gudaha Ruushka cudurka COVID19 ugu dhintay 124 qof waxayna tani tirada guud ee dhimashada ka dhigtay 15,384.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here