Kiisaska COVID 19 ee dalka oo sii badanaya

724 xaaladood oo ah Covid-19 ayaa maanta laga diiwaan geliyay dalkani Kenya, kiisaska guud ayaa gaaray 56,601.
Waxaa xanuunka ka caafimaaday 248 qof halka 14 bukaan ay u geeriyoodeen.
Nairobi County waxaa laga xaqiijiyay 362, Nakuru 46, Meru iyo Busia 44.
Kiambu 38, Bungoma 33, Machakos 24, Laikipia 23, Mombasa 19 iyo Garissa 17.
Marsabit iyo Kisumu min 10 , Kajiado, Kilifi Uasin Gishu min 8 kiis, Nyeri 6, Kakamega, Kwale iyo Makueni min 3 xaaladood, Kisii Murang’a, Nyandarua, Nandi iyo Isiolo min 2 kiis, iyo Elgeyo Marakwet, Kitui, Tana River, Migori iyo Vihiga hal kiis.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here