Kiisaska Covid-19 ee dalka Soomaaliya oo kordhaya

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin hor leh oo la xiriirta halista cudurka safmarka ah ee Covid 19 iyo saameynta uu ku leeyahay bulshada ka soo saaray magaalada Muqdisho. .
Baaritaano ay sameysay shalay ayaa waxaa laga helay 44 qof .
Tirada laga baaray Covid-19, 5-tii maalin ee ugu dambeeyay Soomaliya: 2,432
Waxaa Laga Helay: 44
Deegaanada Somaliland: 44
Lab: 34
Dhedig: 10
Waxaa ka Bogsasaday: 19
Dhimasho: 2
Tirada Guud ee Laga Helay: 3,941
Bogsashada Guud: 3,185
Dhimashada Guud: 104

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here