Kiisaska COVID 19 Kenya oo gaartay in ka badan 7 kun

24-kii saacadood ee la soo dhaafay waxaa gudaha dalkani Kenya laga xaqiijiyay kiisas aad u tiro badan oo gaaraya 247 ka dib markii la baaray dad gaaraya 4,147 taas oo tirade guud ka dhigtay inta uu xanuunkan ku dhacay 7,188
Kiisaska maanta 242 ka mid ah waa Kenyans 5 qof oo kalena waa ajaanib , & 164 waa rag , 83 waa dumar waxaana u yar 1 sano jir waxaana u weyn 100 sano jir.
39 qof ayaa ka bogsaday waxayna wadarta guud ka dhigaysaa 2,148.
Tirada guud ee dhimashada ayaa gaartay 154 ka dib markii (2) qof ay geeriyoodeen.
Nairobi 153, Mombasa 35, Kajiado 15, Busia 12, Kiambu 12, Uasin Gishu 4, Machakos 4, Garissa 4, Murang’a 2, Nakuru 2, Siaya 2, Lamu 1, and Nyamira 1.
GARISSA kisaska Daadab (2), & Garissa Township (2).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here