Kiisaska dhimashada coronavirus ee Maraykanka oo 100 kun dhaafay

Tirada kiisaska dhimasho ee ka dhashay caabuqa coronavirus gudaha Maraykanka ayaa ka sare martay 100,000.
Waxaa sidatan shaaca ka qaadday jaamacadda Johns Hopkins University oo si dhow ula socoto xaaladaha ku soo kordhaya cudurka covid-19.
Ilaa iyo hadda Maraykanka waxaa laga xaqiijiyay in ka badan 1.69 milyan oo ah xaaladaha corona.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here