Kiisaska dhimashada ee coronavirus ee Brazil iyo Mexico oo kordhay

Dowladaha dalalka Brazil iyo Mexico ayaa diiwaangeliyay kiisas badan oo maalinla oo dhimasho ah.
Wadamadan ayaa 24-kii sacaadood ee ugu dambeeyay laga kala xaqiijiyay xaalado dhimasho oo ah 1,349 iyo 1,092
Tani ayaa ku soo aadaysa iyadoo dhanka kale la qafiifinaya xayiraado horay loogu dhawaaqay.
Dhimashada ka dhalatay cudurka Covid-19 ee ilaa iyo hadda gudaha Brazil laga xaqiiyay ayaa kor u dhaafaysa 32,000 halka Mexico ay tahay ugu yaraan 11,000.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here