Kiisaska dhimasho ee coronavirus ee caalamka oo sii kordhay

Waxaa sare u sii kacday tirada dhimasho ee dunida ee ka dhalatay cudurka Covid-19 taasoo hadda kor u dhaaftay 475,000.
Caalamka oo dhan waxaa laga diiwaangeliyay in kabadan 9.2 milyan oo xaaladood halka dhimashadu ay marayso 477,000.
Dadka ka caafimaaday cudurka ayaa ah ku dhawaad 4.7 milyan oo qof sida laga soo xigtay jaamacadda Johns Hopkins University.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here