Kiisaska maalinlaha ee Ruushka oo kordhay

Waxaa wadanka Ruushka laga diiwaangeliyay 7,790 oo ah xaaladaha cusub ee covid-19.
Tiradan ayaa midda guud ka dhigaysa 561,091.
Guddiga loo xilsaaray ka falcelinta coronavirus ee Ruushka ayaa sheegaya in 182 qof oo dheeraad ah ay cudurka covid-19 u dhinteen 24-kii saacadood ee la soo dhaafay waxayna hadda dhimashada guud tahay 7,660 .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here