KNUT oo soo dhaweysay baaritaano lagu sameynayo guddiga TSC

Ururka qaran ee macallimiinta dalka ee KNUT ayaa soo dhaweeyay go’aan uu qaatay guddiga mushaaraadka iyo gunnooyinka ee SRC.
Go’aankan ayaa ah in baaritaano dhanka hanti dhowrka ah lagu sameeyo guddiga adeegga barayaasha ee TSC.
Xoghayaha guud ee KNUT ahna xildhibaan baarlamaanka si magacaabid ah ku galay Mr. Wilson Sossion ayaa warqad u qoray guddoomiyaha SRC Lynn Mengich.
Waxaa uu Sossion qoraalka ku sheegay in TSC ay tan iyo bishii Toddobaad ee sannadkii hore adeegsanaysay laba qaab oo mushaaradka macallimiinta lagu bixinayay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here