Koonfur Afrika oo soo saartay xayiraado dhanka safarrada ah

Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Cyril Ramaphosa ayaa sheegay in dalkiisa laga mamnuucay dadka ka imaanayo Mareykanka, UK, Talyaaniga iyo dalalka kale uu ka dilaacay cudurka COVID-19 ee uu sababo caabuqa Coronavirus.
Mr. Ramaphosa ayaa hoosta ka xarriiqay in 61 qof laga helay cudurka Corona gudaha Koonfur Afrika.
Dhanka kale wadamada Jabuuti iyo Tanzania ayaa lagu soo warramayaa inay hakiyeen duulimaadyadii caalamiga .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here