Kooxda AC Milan oo dooneysa Macallinka Chelsea ee Maurizio Sarri

141

Kooxda kubadda cagta AC Milan ayaa bartilamaameedsanaysa Tababaraha naadiga Chelsea ee Maurizio Sarri si ay uga dhigato macallinkeeda xiga.
Jasiiradda Evening Standard ayaa warinaysa in kooxda AC Milan ay doonayso inay la soo saxiixato tababaraha Chelsea ee Maurizio Sarri, iyadoo rabta suurto-galnimada ay bedel uga dhigayso macallinkeeda haatan ee Gennaro Gattuso.
Sarri ayaa xilli ciyaareedkii ugu horreeyey ku qaadanaya kooxda Chelsea ee dalka Ingiriiska, waxaana hadda ay kooxda reer Talyaani ee Milan doonaysaa inay dib ugu celiso horyaalka Serie A.
Macallin Sarri ayaa horay tababare uga soo ahaa dalka Talyaaniga waxaana uu hoggaanka u hayey kooxda Napoli ee dalkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here