Kooxda ISIS oo 11 sarkaal ku dishay Nigeria

74

Kooxda la magacbaxday khilaafada islaamiga ee ISIS ayaa lagu soo warramayaa in weerar ay fulisay ay kaga takhalustay 11 ka mid ah ciidamada dalka Nigeria .
Falkaasi ayay dagaalyahaanada ka gaysteen magaalada ku taalla waqooyiga bari ee Nigeria ee Gajiganna.
Wakaaladda wararka ee AMAQ oo kooxdan lala xariiriyo ayaa qortay warbixin ah in kooxda (ISWAP) oo gacan saar la leh ISIS ay fulisay weerarkani iyo kuwo kale oo dhacay bilooyinkii la soo dhaafay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here