Ku dhawaad 30 guri oo ku burburay dab saameeyay Australia

Wararka naga soo gaaraya dalka Australia ayaa sheegaya in ku dhawaad 30 guri ay burbureen kaddib dab halkaasi ka kacay galinkii dambe ee shalay.
Dabkan aya a saameeyya Queensland, Laidley, inta u dhexeysa Toowoomba iyo Brisbane.
Dhacdooyinka noocan oo kale ah ayaa mararka qaar la soo tabiyaa inay ka bilowdaan keymaha ka hor inta uunan dabku sii fidin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here