Kulamo weli ka socda Magaalada Baladweyne

Taliyaha Qaybta 21aad Janeraal C/Casiis C/llaahi Cabdi (Qooje) , Taliyaha Guutada 13’aad Gaashaanle Cabdiraxmaan Macalin Maxamuud (Timadheere) Taliyaha Ciidamada Danab21_aad Gaashaanle Muqtaar ayaa Maanta kulan is xog-wareysi ah kula qaatey Gudaha Xarunta Maxkamada Ciidanka Qalabka sida ee Qaybta 27_aad ee Magaalada Baladweyn Masuuliyiinta Maxkamada.

Kulanka ayaa waxaa Goobjoog ka ahaa ku-xigeenka Xeer ilaalinta Maxkamadda Ciidanka qalbka sida Ee Soomaaliya G/Dhexe Keyse .

Kulanka ayaa ahaa kala War qaadasho iyo in Talisku Soo Kormeero Shaqada Maxkamada oo si Heer Sare ah u socotay waqti kasta, iyada oo kulanka uu kusoo geba-gaboobay si wanaagsan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here